Daily Archives: 12:43 pm

Xusbiga Kulmiye Oo Hargeisa ku soo Dhaweeyey Masuuliyiin ka soo baqoolay Maraykan

Taliyaha dabdamiska gobolka togdheer ayaa Iscasilay

Burco (SN) Talyihii Ciidanka Dabdamiska Ee Gobolka Togdheer Oo Kulahadlay Qaybo Kamid Ah Warfidiyeenada Huttel Kaafi Ayaa Sirasmi Ah U Shaaciyay In Uu Iska Casilay XilkiiTalyinimo Ee Ciidamada Dabdamiska Ee… Read more »

Kenya oo ku faantay dhabar jab ay gaadhsiisay Alshabaab & Saldhigyo cusub oo laga saaray

Nairobi (Waaheen)-Dowlada Kenya ayaa shaaca ka qaaday in ciidamadooda ay ka adkaaden maleeshiyaadka Alshabaab ee ka howlgala deegaanada Lamu iyo Boni.   Dowlada ayaa sheegtay inay daciiftay awooda maleeshiyaadka Alshabaab… Read more »

Cuqaasha,Odayaasha,Waxgaradka,Aqoonyahanka,Bulshada Degta Gobolka Hawd iyo Degmooyinka Axmed-Dhagax iyo 31 May Oo Taageeray Xisbiga Kulmiye

Hargeysa(Waaheen)Cuqaasha,Odayaasha,Waxgaradka,Aqoonyahanka,Bulshada Degta Gobolka Hawd iyo Degmooyinka Axmed-Dhagax iyo 31 May ayaa shir jaraa”id oo ay maanta ku qabteen Magaalada Hargeysa waxay si Mug iyo Miisaanleh u Taageereen Xisbiga Kulmiye

Weftigii Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE ee Itoobiya oo ku soo laabtay dalka

Dalka Liberia waxaa bilowday tirinta codadkii la dhiibtay

Dalka Liberia waxaa bilowday tirinta codadkii la la dhiibtay. Iyadoo ay noqonayso xil isku wareejintii ugu horaysay ee dimoqraadi ah ee dalkaasi ka dhacda mudo todobaatan sano ka badan. Inkastoo… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.