Daawo: Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo ku dhawaaqay Tirada qaadatay Kaadhkii Codbixinta

Hargeysa(Waaheen) Kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah ug dhawaaqeen liiska dadka isku diwaangaliyey cod bixinta doorashada Somaliland ee dhawaan dhici doonta.

Komishanku waxay sheegen in tirada rasmiga ah ee Codeynaysaa ay tahay Guud ahaan Somaliland 704,089 Qof kuwaasi oo qaatay kaadhkii codeynta.

Filed in: Radio Waaheen, Waaheen News

You might like:

Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Oo Magacaabay Golihiisa Wasiirada + Magacyadooda
Daawo: Khudbadii uu Daahir Riyaale Kaahin ka Jeediyey Xilwareejintii Madaxtooyada
Daawo: “Xilka Qaranka Waa loo kala Saraynayaa balse Sharcigaa Saraynaya” Muuse Biixi
Daawo: Nuxurka Khudbadii u dambaysay ee Madaxweyne Siilaanyo
Cali Khaliif Galaydh oo Sheegay in Khaatumo Diyaar u tahay Somaliland lawada leeyahay
“Anigu Waligayba Waan Dhici Jiree Tani waxa ay ku Fiicnayd Cabdiraxmaan Ciro” Guddoomiyaha Ucid
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.