----
7 C
New York
Tuesday, Noofember 20, 2018

Daily Archives: Aktoober 9, 2017

Cisbitaalka ATU-Daryeel Hospital oo Aqoonsi ka Helay Heshiisna la Galay Machadka Weyn ee Eastern...

Hargeysa (Waaheen): Iskaashatadda Shaybaadhadda Caalamiga ah ee Eastern Clinical Laboratory iyo ayaa waxay aqoonsadeen isla markaana heshiis wada shaqayneed la saxeexdeen cisbitaalka Jaamacadda Abaarso...

Beesha Gaashaan Buur Oo Xisbiga Waddani La Bahoobay Iyo Musharrax Cabdiraxmaan Cirro Oo Sheegay...

Hargeysa(Waaheen) Musharraxa Madaxweynaha xisbiga mucaarad ah ee Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta ka qayb galay munaasibad balaadhan oo xisbigu ku soo...

“Todobadii Sanno Ee Xisbiga Kulmiye Talada Hayeyna Waxa Dalka Ka Hirgalay Warshado Badan Oo...

Hargeysa (Waaheen )  Wasiirka Wasaarada  Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay siyaasada Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee warshadaynta dalka. Wasiirka ayaa sheegay in todobadii...

“ Todobadii Sanno Ee Xisbiga Kulmiye Talada Hayeyna Waxa Dalka Ka Hirgalay Warshado Badan...

Hargeysa (Waaheen )  Wasiirka Wasaarada  Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay siyaasada Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee warshadaynta dalka. Wasiirka ayaa sheegay in todobadii...

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Gaadhay Addis Ababa iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Addis Ababa (Waaheen)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo socdaal ku tagay dalka Itoobiya,...

Laanta Mareykanka ee WADDANI oo Xaflad Sagootin ah u Sameysay Mas’uuliyiinta iyo Taageerayaal Dalka...

Hargeysa(Waaheen):-Xisbiga WADDANI laantiisa Mareykanka oo sameysay u diyaar garow xooggan oo ku aadan dhinaca Doorashada ka dhacaysa Somaliland iyo weli ba ka qeyb-qaadashada ololaha...

XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE  08 Oct. 2017 TACSI GUDDOOMIYE

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Guddoomiyaha Xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi waxa...

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo magacaabay guddida Ololaha Xisbiga Kulmiye ee Gabilay

Hargeysa(Waaheen) Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay Guddida Ololaha Xisbiga Kulmiye ee Goblka Gabilay, kuwaas oo dhan afar iyo labaatan xubnood. Ujeeddo: Magacaabista...

Murashax Cirro oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Ku Timi  Taageerayaal Ka Tirsan Xisbiga...

Murashaxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo ku hadlaaya magaciisa, ka hoggaanada, guddiyada fulinta, garabbada haweenka iyo dhallinyarta iyo weli ba taageerayaasha Xisbiga...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS