Daily Archives: 10:42 am

Madax dhaqameedka Beelaha Habarjeclo iyo Habar-awal oo maanta magaaladda Burco kaga dhawaaqay inay u Codaynayaan Musharaxiinta Kulmiye

Burco(Waaheen) Salaadiinta Beelaha Habar-jeclo iyo Habar awal oo beryahanba shirar uga socdeen magaalo madaxada Togdheer ee Burco ayaa maanta xafladd balaadhan oo ay ku qabsadeen Hotelka City Plaza kaga dhawaaqay… Read more »

Madax-dhaqameedka, Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Reer DILA oo Hadhimo-sharafeed ku Maamuusay Murrashaxiinta KULMIYE

Dila (Waaheen )- Madaxdhaqameedka, waxgaradka, aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta degmada Dila ee Gobolka Awdal, ayaa hadhimo-sharadeed ku maamuusay murrashaxiinta jagooyinka Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan… Read more »

Salaadiintii Arab Jabuuti bay tageen, kuwii Subeer-awal iyo kuwii Habar Yoonis-na Salaadiinta Barriga Burco ayey Cod weydiisanayaan” Feysal Cali Waraabe

Hargeysa(Waaheen) Musharaxa Xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay kulan ay taageerayaal xisbigiisa ahi isugu yimaadeen, waxaanu sheegay in uu Barnaamijkiisu yahay mid guud ahaan dadka Somaliland wax u… Read more »

Somaliya oo Qarka u saaran Burbur kale iyo Qaramada Midoobay oo ka digtay

Maamul Gobleedyadda oo Diiday shir loo qaban lahaa Dastuurka iyo Kii Kismaayo oo la Qaadacay Muqdisho(Waaheen) Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating, ayaa si adag uga hadlay Khilaaf Siyaasadeedka… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.