----
7 C
New York
Tuesday, Noofember 20, 2018

Daily Archives: Aktoober 7, 2017

“Madaxweyne Silaanyo Wuxuu Ka Tagayaa Dal Midaysan, Dal Horumar Iyo Wax-qabad Uu Ka Qabsoomay,...

Hargeysa (Waaheen)  Wasiirka Wasaarada  Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay dhaxalka Madaxweyne Siilaanyo uu ummadiisa uga tagayo marka uu xilka qaranka ka...

Madaxweynaha Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Dab-demiska Caasimada Hargeysa, Tababarna U Soo Xidhay Ciidamo...

Hargeysa(Waaheen)Madxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay munaasibad balaadhan oo loo qabtay Ciidanka Dab-demiska Jamhuuriyadda Somaliland waxaanu madaxweynuhu halkaasi...

Wasiirka Duulista Soomaalailand oo Faahfaahin Ka Bixiyey Kulan Lagaga Wada Hadlaayey Maamulka Hawada Sare...

“ Markaa shirkani waxa uu ahaa bilow wada-hadalkuna wuu soconayaa waxaanu saarnay guddi farsamo oo labada dawladood ka socda oo isu imanaaya sida ugu...

Safiirka Mareykanka Ee Soomaaliya Oo Iscasilay

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa iska casilay safiirnimada sababo la xiriira arrimo isaga u gaar ah. Ambassador Schwartz ayaa ahaa safiirkii ugu horeeyay...

Dhimashadii Sayid Maxamed Cabdille Xasan W/Q: Cali Cabdi Coomay

U Qixiddii Iimey Sayidka iyo koox Daraawiish ah oo la socotay waxa ay u qaxeen dhinacaa iyo dhulka Soomaalida Itoobiya, gaar ahaan Iimey. Waxa ay...

Musharraxa Madaxweynaha Ayaan La Hadlaya: Q-1aad; Cabdiraxmaan Cadami

Waxa dhawaan si rasmi ah u bilaabmaya ololihii doorashada Madaxtooyada inkasta oo uu markii horeba iska socday, markii xisbiyadu ka dhego adaygeen sharciga iyo...

Musharraxa Madaxweynaha Ayaan La Hadlaya: Q-2aad; Cabdiraxmaan Cadami Dhaqaalaha iyo Sixir Bararka

  Somaliland waa dalka ugu liita Mandaqada Bariga Afrika dhinaca dhaqaalaha. Laakiin taas macnaheedu maaha Somaliland way ka khayraad yar tahay kuwa kale. Waxa jira...

Musharaxiinta Xisbiga Kulmiye Iyo Wafti Balaadhan Oo ay Hogaaminayaan Oo Socdaal Shaqo Ku Tagay...

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=jicOkZ7cypc]

Maraykanka oo Suudaan ka qaaday cunaqabatayntii saarnayd

Dowladda Maraykanka ayaa cunaqabataytii dhaqaalaha ka qaaday dowladda Suudaan. Cunaqabataytan ayaa Suudaan la saaray labaatan sano ka hor. War Maraykanka ka soo baxay ayaa lagu...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS