Daily Archives: 12:24 pm

Guddoomiyaha KULMIYE oo magacaabay Guddiga Diyaarinta iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga

Hargeysa(Waaheen) Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye, isla markaana ah Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay guddida Diyaarinta iyo Maamulka Muqarabiinta Xisbiga. Guddoomiye Muuse waxa uu sidaas… Read more »

“Madaxweynuhu Wuu Asiibay Degmadan Dacartu Inay Degm Noqoto, Maaha Mid La Dhaliili Doono Ama Laysku Ciilkaan Biyi-doono Bixindeeda.” Wasiirka Madaxooyada JSL

Hargeysa (Waaheen) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa masuuliyiin ka tirsan Xukuumada iyo asaxaabta qaranka oo maanta ka qayb qalay munaasibad loogu wanqalayey degmada Dacarta… Read more »

Musharaxa Xisbiga Waddani Oo Ka Qaybgalay Wanqal Loo Sameeyey Degmada Dacarta Oo Ka Tirsan Gobolka Maroodi-jeex

Hargeysa, (Waaheen) – Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ka qaybgalay Munaasibad balaadhan oo loogu wanqalayey Degmada Dacarta oo ka tirsan gobolka… Read more »

Murrashax Muuse Biixi oo soo Bandhigay Shahaadooyinka Siyaasadda ee uu Dheeryahay Murrashaxiinta la Tartamaysa

Boorama (Waaheen )- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbul-xaakimka Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo bandhigay shahaadooyinka dhanka waayo-aragnimada iyo siyaasadda ee uu ka kasbaday dalka gudihiisa, kuwaas… Read more »

Musharrax Cabdiraxmaan Cirro Oo Xafiis Weyn U Furay Ganacsatada Waaheen Una Tilmaamay In Maayarka Hargeysa Kulmiye Ugu Ololeeyo Cashuurtoodii

Hargeysa(Waaheen)Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa subaxnimadii Khamiista xadhiga ka jaray Xafiis ay iskood u furteen una qalabeysteen shacbi weynaha taageerayaasha u ah Xisbiga Waddani… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.