Tacsi Xildhibaan Maxamuud C/laahi Qaalib oo ku Geeriyooday Caasimada Dalka Itoobiya ee Adisababa: INAA-LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJACUUN

Tacsi Xildhibaan Maxamuud C/laahi Qaalib oo ku Geeriyooday Caasimada Dalka Itoobiya ee Adisababa
 
Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Md.Farxaan Aadan Haybe Wasiiru Dawlaha Wasaarada Axmed Cali Maxamuud (Baynax), Wasiirkuxigeenka Wasaarada Duulista Guleed Maxamed Shire, Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi Cumar Cabdilaahi Aadan,Agaasimaha Waaxda Duulista, Agaasimaha Waaxda Gaadiidka, Agaasimaha Waxaada Maamulka iyo Lacagta, Agaasimaha Waaxda Aminiga, Agaasimaha Waaxda Qorshayanta, Agaasimaha Waaxda Mashaariicda, Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha, Agaasimaha Waaxda Saadasha Hawda, Afhayeenka Wasaarada iyo Maamulayaasha Madaarada,  iyo Dhamaan Shaqaaleweynaha Wasaaradda Duulistu waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan, Qasnajiyada Wasaarada Muwaahib  Maxamuud C/laahi Qaalib, oo Aabaheed Xildhibaan Maxamuud C/laahi Qaalib ku geeriyooday Magaalada Adisababa ee dalka Itoobiya, sidoo kale waxay tacsi taa la mida u dirayaan, Qoyskii, Qaraabadii, ka baxay  Marxuumku , waxa ay Alle uga baryayaan in uu Janadii ka waraabiyo Marxuumka, Qoyskiisii iyo Qaraabadii uu ka baxayna   samir iyo Imaanka ka siiyo Aamiin Aamiin.
Filed in: Articles

You might like:

Madaxweynaha Somaliland Oo Shacbiga Burco Kala Qaybgalay Isu-soo Baxa Ololaha Doorashada Madaxtooyada Dardaaran Dhaxal-gal Ahna U Laqimay Kumanaan Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Ka Mid Ah
KULMIYE oo Maalinta Koowaad ee Ololihiisa Doorashada Ku Daah-furay Mawjado Isu Soo Baxyo ah
Dowladda federaalka oo shir isugu yeedhay Madaxda maamul goboleedyada
Dhismaha Jidka Hormarra Cusbitaalka Adna oo Hakad Ku Yimid Iyo Dawladda Hoose oo aan Wax Tafaasiil ah Ka Bixinin
Madaxweynaha Somaliland oo ka qaybgalay Xaflada Qalin-jebinta Jaamacada Golis Fara-ceeda Burco Xadhigana ka Jaray Dhismaha Miiska Saraakiisha ee Ciidanka Qaranka Togdheer
TACSI:-Murashax Cirro oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Ku Timi Marxuum/Xildhibbaan Xasan Cawaale
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.