Daily Archives: 5:58 pm

Soomalilaand iyo Soomaaliya oo Wadahadal Hawada Sare ku Saabsani Uga Furmaayo Adisababa

Hargaysa ( Waaheen) Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland mudane Farxaan Aadan Haybe ayaa u kicitimay magaalo madaxda Dalka Ethiopia ee Adisababa halkaas oo uu… Read more »

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici oo Safar ku tagay Borama

Borama(Waaheen) Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Sayllici ayaa safar ku tagay magaaladda Borama, halkaas oo uu ugu sii gogol xaadhayo xaflad ay u qabanayaan taageerayaal ku soo biiraya Xisbiga… Read more »

Tacsi Xildhibaan Maxamuud C/laahi Qaalib oo ku Geeriyooday Caasimada Dalka Itoobiya ee Adisababa: INAA-LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJACUUN

Tacsi Xildhibaan Maxamuud C/laahi Qaalib oo ku Geeriyooday Caasimada Dalka Itoobiya ee Adisababa   Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Md.Farxaan Aadan Haybe Wasiiru Dawlaha Wasaarada Axmed Cali Maxamuud… Read more »

TACSI MADAXWEYNE: IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi tiraanyo leh u dirayaa, labada golle barlamaan ee Guurtida, iyo… Read more »

Murashax Cirro oo Digniin Culus u Direy Ganacsatada Lacagahooda Gelinaaya Boobka Hantida Dawladda

“Ganacsatada  Maamulka 30-Ka Cisho U Hadhsan Yahay Wax Ka Iibsanaya Waxaanu Leenahay Lacagtiina Ha Iska Khasaarinina,” Musharrax Cabdiraxmaan Cirro Hargeysa(Waaheen) Guddoomiyaha ahna musharraxa Madaxweynaha xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi… Read more »

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Ka Qeyb Galay Qalin Jabinta 58 Arday Oo Ka Qalinjebiyay Kulliyadaha Kala Duwan Ee Jaamacadda Abaarso Tech

Hargeysa(Waaheen)Munaasibad balaadhan oo ka qabsoontay Hotel Crown ee Magaalada Hargeysa oo ay  goob joog ka ahaayeen Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, Gudoomiye ku xigeenka Golaha… Read more »

Xisbiga Waddani Oo Ka Jawaabay Eedo uu Xisbiga Kulmiye uga jeediyey Ardayda Jaamacada Gabiley

“Waa In Komishanka Doorashooyinku Arintaa Xisbiga Kulmiye Uu Warbaahinta Galiyey Talaabo Degdeg Ah Ka Qaado” Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani  Hargeysa, (Waaheen) – Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani, Maxamed Cabdilaahi… Read more »

Wasiirka Madaxtooyadda JSL Oo Dhagax Dhigay Cisbitaal Weyn Oo Laga Dhisayo Ceel-afweyn

Wasiirka Madaxtooyadda JSL Oo Dhagax Dhigay Cisbitaal Weyn Oo Laga Dhisayo Ceel-afweyn Kana Hadlay Sida Ay Uga Go’an Tahay Xukuumad ahaan Fulinta Go’aamadii Nabadda Ee Deegaamadaasi “ Maanta Waxa Aanu… Read more »

Maxkamadda Sare ee Galmudug oo xilkii ka qaaday Madaxweynihii, ku-xigeenkii iyo Guddoomiyihii Baarlamaanka

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Daadifeeyey jiritaanka Maxkamadda Sare lafteeda Cadaado(Waaheen) Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee maamulka Galmudug Yaxye Sheekh Cali oo shalay magaalada Cadaado kula hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay sharci… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.