Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Masuuliyiin Magacaabay Sameeyey

0
103

Hargeysa (Waaheen):- Gudoomiyaha xisbiga Waddani Isla markaana ah musharaxa madaxweyne ee

xisbiga Waddani ayaa waxa auu xilal u magacaabey saddex masuul oo dhalinyaro ah

Gudoomiyaha ayaa xilal u kala magacaabey

1. Fatxi Cabdi Xuseen (Baydan) wuxu u magacaabay Hoggaanka Waxbarashada Garabka Dhallinyarada Heer-qaran

2. Khadar Cali Xaashi wuxu u magacaabay Hoggaanka Maaliyadda Garabka Dhallinyarada Heer-qaran.

3. Deeq Axmed Yuusuf wuxu u magacaabay Hoggaanka Qorshaynta Garabka Dhallinyarada Heer-qaran.

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Magacaabista

No automatic alt text available.