Monthly Archives: October 2017

Madaxweynaha Somaliland Oo Shacbiga Burco Kala Qaybgalay Isu-soo Baxa Ololaha Doorashada Madaxtooyada Dardaaran Dhaxal-gal Ahna U Laqimay Kumanaan Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Ka Mid Ah

“waxaan uga mahad-celinayaa, guud ahaan, Shacbi-weynaha Somaliland, yuhuuntii, yidi-diilladii, iskaashigii iyo wada-shaqayntii, ay isla bar-bar taageen Xukuumadda Xisbiga KULMIYE, ee aan Odayga u ahay”. Madaxweyne Silaanyo  “Anigu, waxaan ummadda u… Read more »

KULMIYE oo Maalinta Koowaad ee Ololihiisa Doorashada Ku Daah-furay Mawjado Isu Soo Baxyo ah

Hargeysa(Warbaahinta Xisbiga KULMIYE)-Xisbiga Midnimada iyo horumarka ee KULMIYE, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay ololihiisa doorashooyinka madaxtooyada shalay dalka oo dhan ka bilaabmay, waxana caasimadda Hargeysa ku ibo furay… Read more »

Dowladda federaalka oo shir isugu yeedhay Madaxda maamul goboleedyada

Iyadoo markale uu shaac baxay isqabqabsi u dhaxeeyo madaxda maamul goboleedyada iyo dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa dadka falanqeeya arrimaha Soomaaliya waxa ay ka digayaan in arrintaasi ay dib u… Read more »

Dhismaha Jidka Hormarra Cusbitaalka Adna oo Hakad Ku Yimid Iyo Dawladda Hoose oo aan Wax Tafaasiil ah Ka Bixinin

Hargaysa(Waaheen):-Maamulka dawladda hoose ee Caasimadda Hargaysa, ayaa Arbacaddii toddobaadkii aynu soo dhaafnay bilaabay Jidka dheer ee isku xidha Isgoyska loo yaqaan Total ilaa Jaamacadda Hargaysa. Jidkan oo muddo dheer burbursanaa… Read more »

Madaxweynaha Somaliland oo ka qaybgalay Xaflada Qalin-jebinta Jaamacada Golis Fara-ceeda Burco Xadhigana ka Jaray Dhismaha Miiska Saraakiisha ee Ciidanka Qaranka Togdheer

Burco(Waaheen)Madaxweynaha Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa gobolada Bariga ayaa maanta magaalada Burco kaga qayb galay munaasibad loo sameeyey arday ka qalin jabisay Jaamacada Golis… Read more »

TACSI:-Murashax Cirro oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Ku Timi Marxuum/Xildhibbaan Xasan Cawaale

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI sida oo kale na ah Murashaxa Madaxweynaha Xisbigaasi Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo ku hadlaaya magaciisa, ka hoggaanada, guddiyada fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo… Read more »

TACSI MADAXWEYNE: Marxuum Xasan Cawaale IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi… Read more »

TACSI GUDDOOMIYAHA kULMIYE: Marxuum Xasan Cawaale Caynaan: IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE 21 Oct. 2017 TACSI GUDDOOMIYE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Guddoomiyaha Xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha… Read more »

Ololihii Doorashada Madaxtooyadda ee Sadexda Xisbi oo saaka si rasmi ah uga bilaabmay Hargeysa iyo UCID oo saaka u leh dabaal-dega

Hargeysa(Waaheen) Ololihii Doorashada Madaxtooyadda Somaliland ayaa saaka oo ay bishu tahay 21/10/2017, si rasmi ah uga bilaabmay guud ahaan gayiga Somaliland. Ololaha saaka waxa lagu Daah-furay Xisbiga UCID oo leh… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.