Daily Archives: 9:07 pm

Xisbiga kulmiye Oo Magacaabay Guddiyada Ololaha Gobollada

   Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddiyadda Ololaha Gobolladu u leeyihiin habsami-u-socodka iyo hufnaanta maamulka ololaha doorashada ee Xisbiga KULMIYE, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan… Read more »

Madaxweyne Siilaanyo oo Mamnuucay in Hantida Dawlada oo Adeegsado Ololaha Doorashada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadeedu tahayJSL/P/WM/ -50 /092017 uu ku dhaqan geliyey saddexdan arrimood: 1. Reebbanaanta U Adeegsiga Hantida Qaranka Ololaha Xisbiyada,… Read more »

Somaliland: Guddoomiyaha Degmadda Allay-baday oo Qoysaska Aroos dhigta Habeenkii  ku soo rogay saddex Milyan oo Ganaax ah

Dadweynaha oo Codsaday Ganaaxan markii Diiqadu dhibtay Dadka Danayrta Ah Gabilay(Waaheen) guddoomiyaha degmadda Allay-baday ayaa Amar ku soo rogay Qoys kasta oo doonaya inay Aroostaan, waxaanu amray in Meherka iyo… Read more »

Waraabe laba Qof ku cunay Deegaanka Cabdi-Geedi

  Cabdi-geedi(Waaheen) wararka naga soo gaadhaya Deegaanka Waqooyiga Hargeysa ayaa sheegaya in Waraabe Dad cun ahi toddobaadkan ku cunay deegaanka cabdi Geedi laba qof oo midi tahay gabadh yar oo… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.