Daily Archives: 11:12 am

Ururka SOLJA oo Kulan u qabtay Bahda Garsoorka, Booliska iyo Saxaafadda

Hargeysa(Waaheen)Ururka Suxufiyiinta somaliland oo kulan hawleed u qabtay qaybaha kala duwan ee warbaahinta, garsoorka iyo booliska kuwaasi oo lagaga hadlayey sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta ka dhexaysa sadexda qaybahaasi… Read more »

Daawo: Badhasaabkii Gobolka Hawd oo is Casilay

Shuraako oo maanta Hargeysa ka furaysa kulanka sanadlaha ah ee Maal-gashiga iyo Horumarinta Somaliland

Shirkan ayaa Waxa ka soo qayb galaya wufuud, shirkaddo Maalgashadayaal Caalami ah Hargeysa(Waaheen) Hay’adda Shuraako oo sanad walba kulan balaadhan oo lagu falanqeeyo mashaariicda Horumarka qabata ayaa maanta Daah-furaysa kulan… Read more »

Berbera: Dhalinyaro Tahriib ah oo lagu qabtay iyo xukuumadda oo Xeebaha Buluxaar iyo Ceel-garde ciidamo dhigtay

Berbera(Waaheen) Badhasaabka gobolka Saaxil ayaa sheegay inay ciidanka Booliisku qabteen dhalinyaro Reer Burco ah oo magaaladda Berbera lagu qarinayey, kuwaas oo ay magafayaal doonayeen inay Dooni ka saaraan Xeebaha Ceel-garde… Read more »

TOGDHEER: – Xisbiga WADDANI Oo La Wareegay Quluubta Bulshada Rer Qoryaale + Isu Soo Bixii Ugu Ballaadhnaa Oo Lagu Qabiilay Weftigii Musharaxa

Qoryaale  ( Waaheen) Guddoomiyaha WADDANI, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa si heersare ah loogu soo dhaweeyey degmada Qoryaale oo kamid… Read more »

Xiisad ka dhalatay canshuurta Qaadka oo ka jirtay magaalada Laascaanood

Maalintii labaad ayaa magaalada Laascaanood waxa socda kacdoon ay samaynayaan dadka ka ganacsada Qaadka ama Jaadka kaddib markii qiimaha cashuurta kor loo qaaday. Qaar ka mid ah hawlwadeenka shirkada jaadka… Read more »

Maayar ku-xigeenka Caynaba iyo sadex Xildhibaan oo absiga loo Taxaabay

Caynaba(Waaheen) ciidamadda Booliiska degmadda Caynaba ayaa xabsiga u Taxaabay Maayar ku-xigeenka magaaladda Caynaba iyo sadex xildhibaan oo kale, kuwaas oo lagu Eedaynayo inay Fal danbiyeed ku kaceen. Badhasaab ku-xigeenka gobolka… Read more »

London iyo caawa: bandhigga siyaasadda geeddiga cusub ee xisbiga kulmiye

Xisbiga Kulmiye mar labaad waxa uu London ku soo bandhigi doonaa siyaasadda geeddiga cusub (KULMIYE Public Policy Retreat) ee 2017 – 2022. Dhawaan ayey ahayd soo bandhigistii barnaamij siyaasadeed ballanqaadaya… Read more »

Hirdanka Labada Xisbi Ee Facebook!

Waxaan yaqiinsaday in toddobaadyadan u dambeeyay uu si aad isu soo taraysa u kordhay is xajiimaynta, isu baanista, faanka, haaraanka iyo weerarka aan joogsiga lahayn ee facebook ku dhex maraya… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.