Daily Archives: 7:55 pm

Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo la kulmay Shir gudoonka Baarlamaanka

Guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo maanta kulamo la kala yeeshay Shir gudoonka Golaha guurtida iyo shir gudoonka Golaha Wakiilada. Shirkan oo ugu horey ay Guddidu la yeelatay shir gudoonka Golaha… Read more »

Siyaasi Yuusuf Cabdi Xoday Oo Ka Hadlay Iibinta Dugsiga Riis iyo Kaambayn Kulmiye Ka Bilaabay Sabwanaag iyo Cadaadlay

Reer Salaxlay oo Maanta Soo Dhaweyn Dhoolo-tus ah Ku Qaabilay Murashax Cirro iyo Wefti uu Hoggaaminaayey

Salaxley(Waaheen):-Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayey Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo saaka socdaal ujeedkiisu daaran yahay ka qeyb-galka xaflad soo dhaweyneed oo loo sameynaayey Xildhibbaano… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.