Madaxweyne Siilaanyo Oo gurigiisa ku booqday Xaaji Abdi waraabe

Hargeysa(Waaheen)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo maanta gurigiisa ku bookhday Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdiwaarabe) oo xaalad caafimaad u jiifay gurigiisa maalmihii u danbeeyey.

Xaaji Cabdikariim ayaa madaxweynaha iyo shacbiga Somalilandba uga mahadnaqay ka warhaynta xaaladiisa, sidoo kalena waxa uu xaajigu u duceeyey qaranka iyo shacbigiisaba, dhinaca kale marwada xaajiga ayaa uga mahadnaqday madaxweynaha bookhashada uu ugu yimid xaajiga. Sidoo kale waxa halkaasi ka hadlay wasiirka xanaanada xoolaha md Cukuse iyo suldaanka guud ee beelaha Somaliland.

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Ururka SOLJA oo Kulan u qabtay Bahda Garsoorka, Booliska iyo Saxaafadda
Daawo: Badhasaabkii Gobolka Hawd oo is Casilay
Shuraako oo maanta Hargeysa ka furaysa kulanka sanadlaha ah ee Maal-gashiga iyo Horumarinta Somaliland
Berbera: Dhalinyaro Tahriib ah oo lagu qabtay iyo xukuumadda oo Xeebaha Buluxaar iyo Ceel-garde ciidamo dhigtay
TOGDHEER: – Xisbiga WADDANI Oo La Wareegay Quluubta Bulshada Rer Qoryaale + Isu Soo Bixii Ugu Ballaadhnaa Oo Lagu Qabiilay Weftigii Musharaxa
Xiisad ka dhalatay canshuurta Qaadka oo ka jirtay magaalada Laascaanood
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.