Daily Archives: 5:12 pm

Wariyayaashii hore ee Ruug cadaaga ahaa ee Laanta Af-ka Somaliga  BBC oo la kala saftay Xisbiyadda

Hargeysa(Waaheen) ololaha xisbiyadda Somaliland ee Wadani, Kulmiye iyo UCID ayaa maraya meel xaasaasi ah, waxaanay kala jiidanayaan taageerayaal si mid kasta Ololihiisu u noqdo ka Guusha gaadhsiiya Musharaxiinta u Tartamaysa…. Read more »

“Maaha in wasiir laba bilood u hadhay aad lacag danbe Siisaane ka jara” Maayarka Burco

“Wasiirku waxa uu ka qaataa wakaaladda 30 Milyan oo Jeebkiisa ah, Dawladda Hoose iyo xafiisyadda Dawladdana waxay wakaaladdu ku Leedahay 13 Bilyan” Fadxi Burco(Waaheen) Maareeyaha cusub ee Wakaaladda Biyaha Burco… Read more »

Madaxweyne Siilaanyo Oo gurigiisa ku booqday Xaaji Abdi waraabe

Hargeysa(Waaheen)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo maanta gurigiisa ku bookhday Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdiwaarabe) oo xaalad caafimaad u jiifay gurigiisa maalmihii u danbeeyey. Xaaji Cabdikariim ayaa madaxweynaha… Read more »

Taliyaha Booliska Somaliland oo Shahaado sharaf lagu maamuusay

Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Degmada Burco oo u jaabay Haweenka Sariibadda

Hargeysa(Waaheen)-Xoghayaha dawlada hoose ee degmada Burco ayaa ka jawaabay eedaymo ay maamulka dawlada hoose usoo jeediyeen haweenka ku ganacsada sariibadda magaalada Burco.

Maraykanka oo duqayn ku laayey qaar ka mid ah Al shabaab

Moqdisho (Waaheen):- War saxaafadeed uu soo saaray taliska ciidamda Mareykanka ee Africa (AFRICOM) Jimcaha maanta ayaa lagu sheegey in iyadoo iskaashi lala yeelanayo dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay ciidamada… Read more »

Boqor Salman Oo Boqortanimada Dalka Sucuudiga Ku Wareejin Doona Wiilkiisa Maxamed Bin Salman

Riyaad (Waaheen):- Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Boqorka Sacudi Carabiya Boqor Salman laga yaabo in uu ku wareejiyo taajka boqortooyada dalkiisa wiilka uu dhalay ee Maxamed Bin salman oo… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.