Xisbiga Waddani Oo Balan Qaadey In Uu Gidaar 2Km Ah Ku Soo Wareejin Doono Dhismaha Jaamacada Camuud

Borama (Waaheen):- Musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani AMB Maxamed Cali Cabdi ayaa waxaa maanta uu khudbad ka jeediyey xaflad loo qabtey dhalinyaro ka qalinjabinaysay jaamacada Camuud

 

Musharaxa ayaa waxaa uu madashii qalinjabinta balan qaadey in xisbiga Waddani uu gidaar 2Km ah ku soo wareejin doono dhisamaha jaamacada Camuud oo dhulkii ay ku fadhiday lagu soo durkaayo

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Oo Maanta Safarkiisii Labaad Ugu Amba-baxay Dalka Itoobiya
Wasaradda Horumarinta Beeraha Oo Koox Kormeer Iyo Wacyigalin Beeralayda u Samayn Doonta U Dirtay Qaar Ka Mid Ah Goboalada Dalka
Daawo: Wasiiro Kormeer ku soo Maray Wajaale
Daawo: Dadka Na nool AIDs ka oo Faquuq ka Cabanaya
DJIBOUTI IYO SOMALILAND WAA UL IYO DIIRKEED
Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi oo Dalka ku soo laabtay
© 2018 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.