Sh. Aadan Siiro Oo Fariin Adag U Diray Kominshanka Doorashooyinka Somaliland

Hargeysa (Waaheen):- Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waa weyn ee dalka ayaa waxaa uu fariin adag u diray kominshanka doorashooyinka Somaliland .

Sheekh ayaa kominshanka ugu baaqay in doorashada ay dhawaan qaban doonan ay u qabtaan si cadaalad ah isla markaana masiirka dalkani uu gacantooda ku jiro wakhti xaadirkan

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Ururka SOLJA oo Kulan u qabtay Bahda Garsoorka, Booliska iyo Saxaafadda
Daawo: Badhasaabkii Gobolka Hawd oo is Casilay
Shuraako oo maanta Hargeysa ka furaysa kulanka sanadlaha ah ee Maal-gashiga iyo Horumarinta Somaliland
Berbera: Dhalinyaro Tahriib ah oo lagu qabtay iyo xukuumadda oo Xeebaha Buluxaar iyo Ceel-garde ciidamo dhigtay
TOGDHEER: – Xisbiga WADDANI Oo La Wareegay Quluubta Bulshada Rer Qoryaale + Isu Soo Bixii Ugu Ballaadhnaa Oo Lagu Qabiilay Weftigii Musharaxa
Xiisad ka dhalatay canshuurta Qaadka oo ka jirtay magaalada Laascaanood
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.