Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo La Tukaday Shacbiga Caasimada Hargeysa

Hargeysa (Waaheen):- Madaxweyne ku-xigeenkaJamhuuriyadda Somaliland, Mudane Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo shacabka kula tukaday masjid Jaamaca weyn ee Hargaysa.

Image may contain: 1 person, car and outdoor

 

Madaxweyneku-xigeenka oo uu wehelinaayo Gudoomiyaha ahna Musharaxa xisbiga KULMIYE mudane Muuse biixi Cabdi ayaa bulsho weynta ku dhaqan caasimada somaliland ee hargaysa kula tukaday salaadii ciida masjid jaamaca weyn oo ay so camireen kumanaan bulshada ku dhaqan caasimada .

 

Madaxweyne ku-xigeenka oo khudad u jeediyay bulshada ayaa ugu hambalyeeyay munaasibada ciidal-adxa isagoo madaxweyne ku-xigeenkuna ILLAAHAY uga baryay mushtama reer Somaliland inuu u siyaadiyo nabadgalyada iyo xasiloonida isagoo ku dheeraaday muhiimada ay leedahay nabadgalyaddu kulana dardaarmay wakhtiga doorashada inay bulshadu ilaaliso nabada iyo xasiloonida dalka waxaanu yidhi “Waxaan hambalyo ballaadhan hawda u marinayaa dhamaan shucuubta islaamka gaar ahaan shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan hambalyo

Image may contain: 1 person, car and outdoor

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing

Image may contain: 5 people, crowd and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 1 person

Image may contain: 1 person, sitting and indoor

Image may contain: 6 people, crowd

Image may contain: 5 people

Image may contain: 6 people, people smiling, people sitting

Image may contain: 2 people, people sitting

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Daawo: Musharaxa Wadani Oo ka hadlay Natiijada Doorashada
Wasaarada Warfaafinta oo Xayiraadii ka qaaday Tv-ga Kalsan
Daawo: “Eryal Tv Waxaanu Leenahay Beenta aad sheegaysaa Biyo isaga dara” Afhayeenka Wadani
Daawo: Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay Arimaha Doorashadda
Daawo: Musharax Cirro oo ka Hadlay wixii ka soo baxay Kulankii Komishanka
Daawo: Komishanka Doorashooyinka oo ka hadlay shirkii labada cisho ee Hogaanka Waddani
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.