Daily Archives: 3:10 pm

Sh. Aadan Siiro Oo Fariin Adag U Diray Kominshanka Doorashooyinka Somaliland

Hargeysa (Waaheen):- Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waa weyn ee dalka ayaa waxaa uu fariin adag u diray kominshanka doorashooyinka Somaliland . Sheekh ayaa kominshanka ugu baaqay… Read more »

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo La Tukaday Shacbiga Caasimada Hargeysa

Hargeysa (Waaheen):- Madaxweyne ku-xigeenkaJamhuuriyadda Somaliland, Mudane Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo shacabka kula tukaday masjid Jaamaca weyn ee Hargaysa.   Madaxweyneku-xigeenka oo uu wehelinaayo… Read more »

Maxkamadda Sare Ee Dalka Kenya Oo Baabi’isay Natiijadii Doorashada Madaxweynaha Kenya

Nairobi (Waaheen):- Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqday inay gebi ahaanba burisay natiijadii doorashada Madaxtinimada Kenya ee dhacday 8-dii bishii Agosto ee sanadkan, taasoo uu ku guuleystay Madaxweynaha… Read more »

Khabiir soo bandhigay Xalka & Daawada Sixir bararka & Sarif-bararka ka oogan Somaliland

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.