----
11.9 C
New York
Friday, Apriil 27, 2018

Monthly Archives: Siteenbar 2017

Xisbiga kulmiye Oo Magacaabay Guddiyada Ololaha Gobollada

   Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddiyadda Ololaha Gobolladu u leeyihiin habsami-u-socodka iyo hufnaanta maamulka ololaha doorashada ee Xisbiga KULMIYE, waxa loo magacaabay in xubnaha...

Madaxweyne Siilaanyo oo Mamnuucay in Hantida Dawlada oo Adeegsado Ololaha Doorashada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadeedu tahayJSL/P/WM/ -50 /092017 uu ku dhaqan geliyey saddexdan arrimood: 1. Reebbanaanta...

Somaliland: Guddoomiyaha Degmadda Allay-baday oo Qoysaska Aroos dhigta Habeenkii  ku soo rogay saddex Milyan...

Dadweynaha oo Codsaday Ganaaxan markii Diiqadu dhibtay Dadka Danayrta Ah Gabilay(Waaheen) guddoomiyaha degmadda Allay-baday ayaa Amar ku soo rogay Qoys kasta oo doonaya inay Aroostaan,...

Waraabe laba Qof ku cunay Deegaanka Cabdi-Geedi

  Cabdi-geedi(Waaheen) wararka naga soo gaadhaya Deegaanka Waqooyiga Hargeysa ayaa sheegaya in Waraabe Dad cun ahi toddobaadkan ku cunay deegaanka cabdi Geedi laba qof oo...

Shirguddoonka Baarlamaanka Somaliland Oo Tacsi U Diray Ehelada Iyo Shacabka Uu Ka Baxay Marxuun...

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=PWsmYxLBoFU?ecver=1]

Khasaare Ka Dhashay Isku Dhac Dhex Maray Ciidamada Amaanka Iyo Dad Shacabka Ah Magaalada...

Boorama(Waaheen):-khasaare Dhaawac ayaa ka dhashay ka dib markii ay isku dhaceen ciidamada amaanka iyo dad shacab ah magaalada boorama ee xarunta gobolka Awdal. Iska hor...

Dawlada Itoobiya Oo Somaliland Ku Eedaysay Inay Si Qasab Ah Ku Baro Kicisay Dad...

Hargeysa(Waaheen):-Dawladda Itoobiya ayaa ku eedaysay Jamhuuriyadda Somaliland inay baro-kicin ku samaysay dad badan oo Oromo ah oo Somaliland jooga, ka dib rabshadihii dhawaan ka...

Madaxweynaha Maraykanka Oo Ku Hanjabay Talaabo Milatari Oo Lagu Xalin Karo Xasarada Kuuriyada Waqooyi

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dalkiisu uu diyaar u yahay in uu tallaabo milatari ku xalliyo xasaradda Kuuriyada Woqooyi, waxaanu  xukuumadda Pyongyang...

Gudoomiyaha Kulmiye Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Ehelada Iyo Shacabka Uu Ka Baxay...

Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo ka wakiil ah hay’adaha xisbiga ee...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS