Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Shaqadii Ka Joojiyey Badhasaabka Gobalka Awdal

0
112

Hargeysa (Waaheen) Madaxweyne ku xigeenka Somaliland isla markaana ah ku siisimaha madaxweynaha ayaa waxaa uu iminka soo saaray warqad uu shaqadii kaga joojinaayo badhasaabka gobalka Awdal Mustafe Cabdi Shiine .

Madaxweyne ku xigeenka ayaa waxaa uu warqadiisan shaqo joojinta uu sabab uga dhigay ka dib markii sida uu sheegay uu Gudoomiyahaasi ku kacay arimo badan oo sharci jabin ah shaqadiisiina gudan waayey

 

Halkan Hoose Ka Daawo Warqada Shaqo Joojinta