Daawo: War Bixin Laga Diyaariyey Masuul Ka Wada Tirsan Xukuumada Siilanyo Oo Warbaahinta Eedeymo Isku Mariyey

0
117

Hargeysa (Waaheen):- Waxaanu halkan idinku soo gudbin doona war bixin wariye Xamse Cali Bulbul oo ka tirsan telefishanka HCTV uu ka diyaariyey masuulyiin ka wada tirsan xukuumada Siilanyo oo mudooyinkii ugu danbeeyey eedeymo isku marinaayey warbaahinta madaxa Banaan