Daily Archives: 8:25 pm

Marwada Murashax Ciro Oo Xadhiga Ka Jartay Xafiiska Waddani Ee Degmada Axmed Dhagax

Hargeysa (Waaheen):- Marwada Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Marwo Farduus Maxamed Rooble, ayaa xadhiga ka jartay xafiis ay iskood u furteen una qalabeysteen taageerayaasha Xisbigaasi ee xaafadda Inji… Read more »

Ciidanka Dab-Demiska Caasimada Hargeysa Oo Badbaadiyay Gabadh Ku Dhacay Suuli

Hargeysa (Waaheen):- Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa maanta Abaaro 1:43 PM waxaa Qaylo dhaan Badbaado Nafeed ah laga soo sheegay Xaafada Jacmeeco Weyn ee Degmada Maxamuud Haybe Nooca Badbaadadaa ayaa… Read more »

Daawo: War Bixin Laga Diyaariyey Masuul Ka Wada Tirsan Xukuumada Siilanyo Oo Warbaahinta Eedeymo Isku Mariyey

Hargeysa (Waaheen):- Waxaanu halkan idinku soo gudbin doona war bixin wariye Xamse Cali Bulbul oo ka tirsan telefishanka HCTV uu ka diyaariyey masuulyiin ka wada tirsan xukuumada Siilanyo oo mudooyinkii ugu danbeeyey eedeymo… Read more »

Murashax Cirro oo Soo Booqday Xarunta Masnacaha Biyaha Samsamka ee Makka

Makka(Waaheen):-Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo maalmahii u dambeeyey dalka Sucuudiga ku joogay socdaal la xidhiidha gudashada waajibaadka Xajka, ayaa ka dib marti qaad loo fidiyey waxa uu soo… Read more »

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Shaqadii Ka Joojiyey Badhasaabka Gobalka Awdal

Hargeysa (Waaheen) Madaxweyne ku xigeenka Somaliland isla markaana ah ku siisimaha madaxweynaha ayaa waxaa uu iminka soo saaray warqad uu shaqadii kaga joojinaayo badhasaabka gobalka Awdal Mustafe Cabdi Shiine …. Read more »

UK: Wiil Soomaali ah oo ku Guulaystay tartan orod oo magaalada Bedford ee dalka Britain

Maxamed Amiin Baryare Cali oo ah wiil Soomaaliyeed ayaa ku guulaystay tartan orodka ee 3000m oo ka dhacay magaalada Bedford ee dalka Britain, isla markaana loo qabtay dhalinyarada ay da’doodu ka hoosayso… Read more »

Kuuriyada Woqooyi oo gantaal dul marisay Japan

Kuuriyada Woqooyi ayaa gantaal ay ridday dul marisay woqooyiga Japan oo wuxu ku dhacay badda. Ciidamada Japan iskuma ay dayin in ay soo ridaan ama dhexda ku qabtaan gantaalkaa in… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.