Daily Archives: 8:38 am

Gudoomiye Cirro oo Gaadhay Dalka Sucuudiga

Jiddah (Waaheen):- Murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa gaadhay Magaalada Jiddah ee Dalka Sacuudiga   Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi oo safarkan uu ku wehelinaayay wiilkiisa Maxamed Cabdiraxmaan Cabdillaahi… Read more »

Murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro Oo Soo Afjaray khilaafkii Golaha Wakiilada

Hargeysa (Waaheen):- Guddoomiyaha ahna Murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa ku guulaystay khilaaf sumcad xumo u soo jiiday Somaliland oo ka dhashay… Read more »

Duufaan xoogan oo ku dhufatay gobolka Texas ee dalka Maraykanka

Duufaan xooggan ayaa ku dhufatay gobolka Texas ee dalka Maraykanka. Duufaanta ayaa saacadii jareysa 215 kiilo mitir taasi oo ah mid heerkeedu sarayo. Waxaa la filayaan in duufaanta ay noqoto… Read more »

Madaxwayne qurxinta jirkiisa ku qarash gareeyay 26,000 oo yuuro

Tan iyo intii uu madaxwayne ka noqday dalka Faransiiska Emmanuel Macron bishii May 2017 ayaa waxa uu qurxinta jirkiisa ku qarash gareeyay lacag dhan 26,000 oo yuuro. Arrintan ayaa waxa… Read more »

Weerarro ka dhacay dalalka Britain iyo Belgium-ka

Wararka naga soo gaaraya magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka ayaa sheegaya in bartmaha magaalada lagu toogtay nin ka dib markii uu toori ku weeraray labo askari. Muqaalo laga soo duubay… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.