Daily Archives: 1:44 pm

Axmed Jaanbiir Suldaan oo ku biiray xisbiga Wadani, kana baxay Kulmiye

Hargeysa(Waaheen) Axmed Jaanbiir Suldaan oo ka mid ahaa wasiiraddii soo qabtay xilka Wasaaradda Arrimaha gudaha, ayaa maanta ku dhawaaqay in uu ka baxay Kulmiye kuna biiray Wadani. Axmed Jaanbiir Suldaan… Read more »

Khilaafkii Golaha Wakiiladda oo dib looga balamay xalintiisa toddobaadka soo socda

Hargeysa(Waaheen) mudanayaasha golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta markii ay ka soo dareereen fadhigii golahaasi warbaahinta u sheegay in dib looga balamay maalinta axadda ee toddobaadka soo socda fadhi danbe inta… Read more »

Golaha Deegaanka Borama oo ku Eedeeyey Badhasaabada Goboladda Awdal iyo Togdheer inay Iibinayaan Dhulkii Danta Guud ee Borama

Hargeysa(Waaheen) Maayarka Borama iyo xildhibaanada golaha deegaanka ayaa ku eedeeyey badhasaabka gobolka Awdal Mustafe Shiine iyo Badhasaabka gobolka Togdheer Ramaax ku Eedeeyey inay doonayaan dhul Dan guud ah oo magaaladdu… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.