Fadhigii Saaka Ee Golaha Wakiilada Oo Kooram La,aan U Furmi Waayey Iyo Xildhibaanada Oo Mar Labaad Fasax La Galiyey

Hargeysa (Waaheen)  Fadhigii ay saaka ee golaha wakiilada ay ka jirtay xaalada cakirani ayaa Furmi waayey ka dib markii uu Kooram la,aan u furmi waayey ,isla markaana hoolka ay gali waayeen xildhibaanadii doortey Cabdiraxmaan Talyanle oo iyagu sheegay in aanu Baashe gudoomiye u aheyn.

Hoolka golaha wakiilada ayaa waxaa soo fadhiistey 27 xildhibaan oo kaliya taas oo ay sharci tahay in uu fadhigu ku furmo 42 xildhibaan

Gudoomiyaha lagu muransan yahay ee golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax oo fadhiga soo fadhiistey ayaa sheegay in golaha fasax la galiyey ilaa maalinta Arbacada

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Daawo: Faysal Cali Waraabe oo Bogaadiyey Madaxwayneha Cusub Ee Somaliland
Daawo: Xisbiga Waddani Oo Aqbalay Natiijadii Doorashada Somaliland
Muuse Biixi Cabdi Oo Noqdey Madaxweynaha Shanaad Ee Somaliland Iyo Codadka Uu Helay
Daawo: Natiijada Doorashada Somaliland oo Lagu Dhawaaqay
Daawo: Musharaxa Wadani Oo ka hadlay Natiijada Doorashada
Wasaarada Warfaafinta oo Xayiraadii ka qaaday Tv-ga Kalsan
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.