Masuul Ka Tirsan Xukuumada Iyo Xisbiga Kulmiye Oo Dawlada Ku Eedeyey Kala Danbeyn La,aan

0
78

Burco (Waaheen):- Cabdikariin Axmed Xinif oo ah agaasime waxeedka maaliyada ee hay’adda ADIS-ka, kana tirsan Xisbiga KULMIYE ayaa ku eedeeyay Xukuumadda uu kamidka yahay kala daaad sanaan iyo maamulkii oo dabcay. Arrintaas oo ah marki ugu horeysay ee masuul ka tirsan Xukuumaddu shacbiga u qiro in maamulkii Dalku kala daadsanyahay