Madaxweyne Siilanyo Oo Dalka Dibadiisa Safar ugu baxay

0
104

Hargeysa (Waaheen)  Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu saaka ka dhoofay madaarka magaalada Hargeysa

Madaxweynaha ayaa waxaa safarkiisa ku wehelinaayey Marwada Koowaad ee qaranka Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Md Cali Axmed Cali iyo Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) ayaa saaka safar ugu baxay dalka Imaaraadka Carabta

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Warkan

Image may contain: 1 person, standing, sky and outdoor

Image may contain: car, sky and outdoor

Image may contain: 5 people, suit and indoor

Image may contain: 3 people

Image may contain: 1 person, sitting