Daily Archives: 6:11 pm

Madaxweyne Siilanyo Oo Dalka Dibadiisa Safar ugu baxay

Hargeysa (Waaheen)  Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu saaka ka dhoofay madaarka magaalada Hargeysa Madaxweynaha ayaa waxaa safarkiisa ku wehelinaayey Marwada Koowaad ee qaranka Marwo Aamina-weris Sheekh… Read more »

Daawo: Xildhibaan Xoog oo U Jawaabay Wasiirka Madaxtooyada

” Reer Ceel Afweynow Ma Nabad Baydun Dooran Mise Colaad…..” Siyaasi Abiib Timacad

Ceel Afweyn (Waaheen) Siyaasi Abiib Timacad ayaa waxaa uu hadalo waano ah u soo jeediyey shacbiga ku nool degamada Ceel Afweyn waxaana uu u soo jeediyey in ay kala doortaan… Read more »

Masuul Ka Tirsan Xukuumada Iyo Xisbiga Kulmiye Oo Dawlada Ku Eedeyey Kala Danbeyn La,aan

Burco (Waaheen):- Cabdikariin Axmed Xinif oo ah agaasime waxeedka maaliyada ee hay’adda ADIS-ka, kana tirsan Xisbiga KULMIYE ayaa ku eedeeyay Xukuumadda uu kamidka yahay kala daaad sanaan iyo maamulkii oo… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.