----
29.5 C
New York
Friday, May 25, 2018

Daily Archives: Agoosto 17, 2017

Madaxweyne Siilaanyo oo safar ugu baxaya DUBAI

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa la filayaa berri oo Jimce ah in uu u socdaali doono Dalka Imaaaraadka Carabta. Safarka Madaxweynaha...

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo aan wali bilaabin sixitaanka Imtixaankii Ardayda Dugsiyadda sare

Waxa dhaamaday kuwii Dugsiyadda Dhexe Hargeysa(Waaheen) wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaan wali bilaabin Sixitaanka Imtixaanaadkii Ardayda Dugsiyada sare ee Somaliland oo la filayey in...

QARANIMADU WAY TAGI HADUU MAANKU TALIN WAAYO. W/Q: Mohamed Gacayte

Inaan guulaysto mooyee, guuldaro qorshahayga  kuma jirto Qaran ma inoogu dhismayaa? Sidaa waxa ka dhigan Xisbiga Wadani oo Gudoomiyahoodu 12 sano ku fadhiyay kursiga...

Ganacsatada Somaliland oo maanta Madaxweyne Siilaanyo hordhigaya Dacwad ka dhan ah shirkadda DP-World oo...

  Guddi Tijaartu iska soo xushay iyo Rugta Ganacsiga oo soo diyaarsaday Garnaqsi balaadhan oo koobsanaya dhibaatooyinka la soo darsay Hargeysa(Waaheen) Ganacsatadda Somaliland oo maalmahanba ka...

Sixid iyo Raaligalin:  War ku saabsanaa Hantidhawr galay Dawladda Hoose Hargeysa

Wargeyska Waaheen waxa uu Raaligalin ka bixinayaa war ku soo baxay cadadkii maanta 1973 oo ku saabsanaa Hant-dhawr baadhis ku sameeyey Dawladda Hoose ee...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS