Daily Archives: 5:39 pm

Xukuumadda Somaliland oo dib u celisay Gabdho Soomaali ah oo Sucuudiga loo shaqo gaynayey

Carab iyo mukhalasiin Reer Somaliland ah oo doonaya inay ku bedelaan Hablo Reer Somaliland ah Hargeysa(Waaheen)  Xukuumadda Somaliland ayaa madaarka Hargeysa ka celisay duulimaadyo siday gabdho reer Somaliya ah oo… Read more »

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Ceerigaabo Kulamo Kula La Yeeshay Guddida Nabadgalayada Gobolka Sanaag

“Waxaan Maanta Ceerigaabo Kula Kulmay Guddidii Nabad-Galayada Gobolka Sanaag, Ujeedada Kulankaasi Wuxuu Salka Ku Hayey Qiimaynta Xaalada Nabadgalyada Gobolka.” Wasiirka M/Xaashi “Waxaan Rajnaynayaa In Arrinta Ceel-Afweyn Si Degdeg Ah Loo… Read more »

Madaxweynihii Hirshabeele oo Xilkii laga qaaday

Jowhar (Waaheen) – Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in goor dhoweyd ay cod u qaadeen xildhibaanada baarlamanka Hirshabeelle inay kalsoonidii kala laabteen Madaxweyne Cali Cabdulaahi Cosoble. Cod ay… Read more »

Musharaxa Xisbiga Waddani Oo Mar Kale Balanqaadyo U Sameeyey Ciidamada Somaliland

Ceerigaabo(Waaheen) – Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) oo socdaal ku jooga magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ayaa shacabka gobolka Sanaag iyo Sool ugu baaqay inay… Read more »

Madaarka Hargeysa oo laga soo dajiyo Somalida ay soo Mastaafuriyaan Dalalka Turkiga iyo Sucuudiga

Hargeysa(Waaheen) duulimaadyadii ugu danbeeyey ee diyaaradda Dubai Airline ay ku timaado madaarka Hargeysa waxa la socda dad Somali ah oo laga soo mastaafuriyey dalalka Turkiga iyo Sucuudi Arabia, kuwaas oo… Read more »

” Maxamuud Xaashi Waxaas Uu Yidhi Waa Wax Laga Yaq Yaqsoodo …” Siyaasi Abiib Timacad

Ceerigaabo (Waaheen) – Siyaasi Abiib Timacad ayaa waxaa uu si adag u dhaliilay hadalo dhawaan ka soo baxay wasiir Maxamuud Xaasho kuwaas oo uu ku yidhi wasiirku ” Codku marna… Read more »

Kirayntii Dekedda Berbera oo abuurtay dhibaataddii ugu weynayd Abid ee soo foodsaarta, Xukuumadda oo Wefti Wasiiro ah u dirtay iyo Maraakiib dhawr bilood xaniban

Shan boqol oo baabuur oo Itoobiyaan ah iyo shaqaalahoodii u ku xaniban Berbera iyo Maraakiib Muqdisho, Jabuuti iyo Boosaaso u Goosatay Berbera(Waaheen) inkasta oo aanay Ilaa Hada Wasiirada Maaliyadda. ganacsiga… Read more »

Itoobiya oo Deeq Waxbarasho siisay 2000 oo Arday reer Somaliland ah

Hargeysa(Waaheen) Dawladda Itoobiya ayaa 2000 oo Arday oo reer Somaliland ah sanadkan siisay Deeq Waxbarasho oo ay ku tagi doonaan dalkeeda. Deeqdan waxbarasho oo ay Dawladda Itoobiya soo marisay safaaradda… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.