Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Qarar Ka Soo Saartey Khilaafkii Golaha Wakiilada

0
121

Hargeysa (Waaheen) Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa waxaa ay qarar ka soo saartey khilaafkii ka tagnaa doorashada gudoomiyihii cusubaa ee golahaasi oo dacwad ka dhan ah dhawaan xildhibaano geeyeen maxkamada Sare .

Maxkamada ayaa sheegtay dacwada uu xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle u soo gudbiyey in aanay waafaqsaneen qodabada sharciga ah ee khuseeya maxkamada Dastuuriga ah isla markaana waxaa ay soo jeedisay maxkamadu in xalinta khilaafkaas lagu dhameeyo xeer hoosaadka u yaala golaha wakiilada