Musharax Ciro Oo Safar Kaga Baxay Magaalada Laascaanood kuna Sii Jeeda gobalka Sanaag

Laascaanood (Waaheen) Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro

ayaa saaka ka anba baxay magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ka dib muddo saddex habeen ah oo uu ku sugnaa

Gudoomiyaha ayaa u baxay dhinaca deeganada Waqooyiga gobalka Sool oo uu soo kormeeri doono qaabka ay kaadh qaadashadu uga socoto

Sidoo kale Musharax Ciro ayaa ku sii jeeda gobalka Sanaag oo isna ay ka bilaabaey kaadh qeybintu

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Oo Magacaabay Golihiisa Wasiirada + Magacyadooda
Daawo: Khudbadii uu Daahir Riyaale Kaahin ka Jeediyey Xilwareejintii Madaxtooyada
Daawo: “Xilka Qaranka Waa loo kala Saraynayaa balse Sharcigaa Saraynaya” Muuse Biixi
Daawo: Nuxurka Khudbadii u dambaysay ee Madaxweyne Siilaanyo
Cali Khaliif Galaydh oo Sheegay in Khaatumo Diyaar u tahay Somaliland lawada leeyahay
“Anigu Waligayba Waan Dhici Jiree Tani waxa ay ku Fiicnayd Cabdiraxmaan Ciro” Guddoomiyaha Ucid
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.