----
26.6 C
New York
Thursday, Julaay 19, 2018

Daily Archives: Agoosto 8, 2017

Xukuumadda oo Xabsiga dhigtay Xildhibaan Saleebaan Cali Koore iyo koox uu watay oo Rabshay...

Waxay Barxadda gudaha ee Golaha Wakiiladda ka dhex rideen xabad rasaas ah oo Golaaftan ahayd Hargeysa(Waaheen) Xukuumadda Somaliland ayaa shalay Xabsiga dhigtay xildhibaan Saleebaan Yuusuf...

Saddexda Xisbi Qaran oo Ololahooda Kaadh-qaadashada Sool iyo Sanaag ka sii bilaabay Saaxil iyo...

Ganaaxii Komishanku ku daray Xeerka Anshaxa oo aan waxba Dabrayn Hargeysa(Waaheen) Madaxda Saddexda Xisbi Qaran oo ku sii jeedda Goboladda Sool iyo Sanaag ayaa olole...

Talyanle oo Dacwad u gudbiyey Maxkamadda Sare ee JSL

  Hargeysa(Waaheen) Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle ayaa shalay dalab dacwadeed u gudbiyey maxkamadda sare ee Somaliland, si ay uga garnaqdo muranka ka dhashay guddoomiyenimada golaha...

Murashax Cirro iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyey Saaxil iyo Xaflad Loo...

“Berbera Waxaan Is-Leeyahay Waxay Gashay Caloosha Kulmiye Laakiin Waynu Ka Soo Saaraynaa Caloosha Kulmiye, Fartiina Ayaad Kaga Soo Saaraysaan” Musharax Cabdiraxmaan Ciro Hargeysa(Waaheen):-Wefti ballaadhan oo...

Madaxweyne Siilaanyo oo magacaabay Labo Degmo

Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne Siilaanyo ayaa shalay Digreeto ku magacaabay laba degmo oo ku kala yaala Togdheer iyo Selal, kuwaas oo kala ah Masalaha Gorad iyo...

Dawlada Talyaaniga oo u Diiday Markab Sida Muhaajiriin in uu ku Soo Xidho Dekadaheeda

Lampedusa(Waaheen)  Markab u kireysan hay’adda dhakhaatiirta aan xudduudda lahayn ee MSF oo siday dad muhaajiriin ah ayaa loo diiday in uu ku xirto dekadda...

Xildhibaan Talyanle ma wuxu noqday Yahya Jammehii Somaliland? (WQ: Ismaaciil Cabdi Warsame)

Bishii ugu dambaysay 2016kii waxa Gaambiya ka dhacay doorasho ay ku tartamayeen Kali-taliyihii dalkaas u arriminayey 20 sanno Yahya Jammeh iyo guddoomiyihii mucaaradka Aadama...

“Xaq-nimada Islaamka Ayaa Meesha Ka Baxaysa, Haddaan Laga Hor-Tagin…” Sheekh Dirir

Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir ayaa ka digay halista gaalnimada, iyo hal-ku-dhigyada in diimahu dhamaantood sammada ka soo degeen, oo hadaan laga hortegin keenaysa...

Gorfeynta Buugga “Masraxa Cadaabta “, ee uu qorey Cabdinaasir Axmed Ibraahim Khaalid Jaamac Qodax...

Buuggan magaciisu dusha ku xusan yahay baa ka mid ahaa dhawr buug oo hadiyad ahaan magaalada Hargeysa la iiga soo direy. Kolkii aan akhriyeyna,...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS