Wasiir Cadaani Oo Ka Hadashey Muranka Ka Taagan Golaha Wakiilada

Hargeysa (Waaheen) Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani oo goor dhaweyd saxaafada kula Hadley xarunta madaxtooyada ayaa waxaa uu ka Hadley muranka ka soo cusboonaadey doorashada gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland .

Wasiir Cadaani ayaa sheegay in ay ka xukuumad ahaan gudoomiyaha golaha wakiilada u aqoonsan yahiin Xil Baashe Maxamed Faarax

Sidoo kale Wasiir Cadaani ayaa waxaa uu xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle ku eedeeyey in uu yahay danbiile qaran , waa sida uu hadalka u dhigaye

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Laascaanood oo Noqotay Magaalagada ugu Korontada Jaban Somaliland
Khilaaf la xidhiidha Xajka oo ka dhaxeeya Sucuudiga iyo Qadar
Tixda Miski W. Q: Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed(Gadhweyne)
Ujeedada Safarka Wasiir Ingiriis Ah Oo Maanta Hargeysa Imanaya
Maxkamada Gobolka Hargeysa Oo Xayiradii Ka Qaaday Mareegta Suradnews.Com
Fadhigii Saaka Ee Golaha Wakiilada Oo Kooram La,aan U Furmi Waayey Iyo Xildhibaanada Oo Mar Labaad Fasax La Galiyey
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.