Daawo: Madax Dhaqameed Soo Dhex Gali Doonan Khilaafka Golaha Wakiilada

Hargeysa (Waaheen):- Suldaan Xassan Suldaan Cabdilaahi , suldaanka guud ee beelaha Sacad Muuse oo maanta la Hadley warbaahinta waxaa uu ka hadley khilaafka ka soo cusboonaadey doorashadii gudoomiyaha golaha wakiilada

Suldaanka ayaa xukuumada ugu baaqay in khilaafkaas ay sida ugu dhakshaha badan u xaliso waxaana uu cadeeyey hadii ay xukuumadu ku guul dareysato xalinta khilaafkaas in madax dhaqameedka dalku soo dhex gali doonan xalinta khilaafkaas

Filed in: Videos, Waaheen News

You might like:

Laascaanood oo Noqotay Magaalagada ugu Korontada Jaban Somaliland
Khilaaf la xidhiidha Xajka oo ka dhaxeeya Sucuudiga iyo Qadar
Tixda Miski W. Q: Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed(Gadhweyne)
Ujeedada Safarka Wasiir Ingiriis Ah Oo Maanta Hargeysa Imanaya
Maxkamada Gobolka Hargeysa Oo Xayiradii Ka Qaaday Mareegta Suradnews.Com
Fadhigii Saaka Ee Golaha Wakiilada Oo Kooram La,aan U Furmi Waayey Iyo Xildhibaanada Oo Mar Labaad Fasax La Galiyey
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.