Daily Archives: 2:22 pm

Daawo: Madax Dhaqameed Soo Dhex Gali Doonan Khilaafka Golaha Wakiilada

Hargeysa (Waaheen):- Suldaan Xassan Suldaan Cabdilaahi , suldaanka guud ee beelaha Sacad Muuse oo maanta la Hadley warbaahinta waxaa uu ka hadley khilaafka ka soo cusboonaadey doorashadii gudoomiyaha golaha wakiilada… Read more »

Wasiir Cadaani Oo Ka Hadashey Muranka Ka Taagan Golaha Wakiilada

Hargeysa (Waaheen) Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani oo goor dhaweyd saxaafada kula Hadley xarunta madaxtooyada ayaa waxaa uu ka Hadley muranka ka soo cusboonaadey doorashada gudoomiyaha cusub… Read more »

Xoghayaha Golaha Wakiilada Oo lagu eedeeyey In Uu Isdabo Mariyey Doorashadii Shalay Ee Golahaasi Iyo Maxkamad La Saari Doono

Hargeysa(Waaheen):- Xildhibaan Siciid Warsame Gaane oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu cadeeyey in xoghayaha golaha wakiiladu uu shalay isdabo mariyey codadkii ay kala heleen labadii… Read more »

39 Xildhibaan Oo U Codeeyey Xildhibaaan Cabdiraxmaan Talyanle Oo Warqad Ay Saxeexeen U Gudbiyey …

Hargeysa (Waaheen):- 39 Xildhibaan oo xalay shaaciyey in ay u codeyeen Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle isla markaana codkooda la masuq maasuqay oo la is dabo mariyey ayaa waxaa ay warqad ay… Read more »

Xildhibaan Talyanle Oo Ka War Bixiyey Kulan Maanta Uu La Yeeshay Gudoomiyaha Guurida Somaliland

Hargeysa (Waaheen):- Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle oo xalay ku dhawaaqey in uu yahay gudoomiyaha rasmiga ah ee golaha wakiilada Somaliland waxaa uu ka war bixiyey kulan uu maanta la yeeshay gudoomiyaha… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.