Sheekh Aadan Siiro Oo Si Adag Uga Hadley Kaniisadii Hargeysa Lagu Furay

0
158

Hargeysa (Waaheen):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud ( Aadan Siiro ) oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer

Somaliland ayaa waxaa u ka hadley kaniisadii la sheegay in dhawaan Hargeysa laga Furay

Sheekha ayaa waxaa uu wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland ku hanbalyeyey isla markaana uu ku aamanay go,aankii uu ku xidhay kaniisadii ku taalay caasimada Hargeysa , waxaana uu soo jeediyey in dhulka kaniisadaasi ku taalay looga faa’ideeyo danaha bulshada

 

Sidoo kale Sh Aadan Siiro ayaa waxaa uu fariin u diray xisbiga Qaranka waxaana uu ugu baaqay in wakhtigan lagu jiro doorashada  ay ilaaliyaan dhaqanka iyo sharciyada dalkan u yaala