----
26.6 C
New York
Thursday, Julaay 19, 2018

Daily Archives: Agoosto 4, 2017

Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Waramay Xaaladiisa Caafimaad

Hargeysa(Waaheen):- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Imaan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Taliye Cabdilaahi Fadal oo mudooyinkii ugu dambeeyey xaalad...

Qarax Xoogan Oo Moqdisho Ka Dhacay Magaalada

Moqdisho (Waaheen) Qarax xooggan ayaa goor dhoweyd ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, kaasoo laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada. Warar horu...

Cali Guray Oo Ka Hadlay Dooda Murashaxiinta Sadexda Xisbi

Hargeysa(Waaheen):-Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf(Cali Guray) ayaa ka hadlay dooda loo qabtay murashaxinta sadexda xisbi ee ku tartamaya doorashada madaxtinimada somaliland. Siyaasi Cali Guray oo qoraal...

Sheekh Aadan Siiro Oo Si Adag Uga Hadley Kaniisadii Hargeysa Lagu Furay

Hargeysa (Waaheen):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud ( Aadan Siiro ) oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer Somaliland ayaa waxaa u ka hadley...

Dab Weyn Oo Ka Kacay Dhisme Ku Yaala Magaalada Dubai Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Dab wayn ayaa qabsaday dhismo aad u dheer oo ku yaalla magaalada Dubai ee Isutagga Imaaraadka Carabta, waana markii labaad mudo labo sano gudahood...

Ciidamo Booliis ah oo la wareegay xarunta Guud ee Hanti-dhawrka Somaliland oo dhawaan la...

Hargeysa(Waaheen) Ciidan Booliis ah ayaa gabi ahaan ba la wareegay Xarunta Guud ee Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka Somaliland, kadib markii uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS