Cali Guray Oo Xukuumada Ka Codsadey In Lagu Wareejiyo Dhulka Ay Ka Dhisan Tahay Kaniisadii Hargeysa

Hargeysa (Waaheen):- Muj Cali Guray ayaa waxaa uu xukuumada Somaliland ka codsadey in ay siiso oo ay ku wareejiso dhulkii ay ka dhisneed kaniisad Hargeysa Laga furay oo ay xukuumadu iminka xidhay .

Cali Guray oo qoraal uu arintani kaga hadlaayo soo dhigay bartiisa Facebook ga ayaa  sheegay in uu yahay muwaadin xaq u leh oo Hargeysa aan ku laheyn hal baloodh waxaana uu yidhi

 

“Anigu waxan si rasmi u dalbanayaa dhulkii kiniisadii hore ee Kaatoliga in la i siiyo aniga oo muwaadin Somaliland ah degaan ahaanna ka soo jeeda Caasimadda oo aan ku lahayn dhul hal baloodna ha noqdo eh ama ha la ii diido ama ha la ii ogolaado eh xaq baan u leeyahay in aan codsado ” ayuu yidhi Muj Cali Guray

Image may contain: text

Filed in: Radio Waaheen

You might like:

Laascaanood oo Noqotay Magaalagada ugu Korontada Jaban Somaliland
Khilaaf la xidhiidha Xajka oo ka dhaxeeya Sucuudiga iyo Qadar
Tixda Miski W. Q: Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed(Gadhweyne)
Ujeedada Safarka Wasiir Ingiriis Ah Oo Maanta Hargeysa Imanaya
Maxkamada Gobolka Hargeysa Oo Xayiradii Ka Qaaday Mareegta Suradnews.Com
Fadhigii Saaka Ee Golaha Wakiilada Oo Kooram La,aan U Furmi Waayey Iyo Xildhibaanada Oo Mar Labaad Fasax La Galiyey
© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.