Daily Archives: 5:38 pm

Baanan ku yaala Jabuuti oo joojiyey wadashaqayntii ay la lahaayeen Salaama iyo Dahabshiil Bank

Jabuuti(Waaheen) Baananka kala ah ICB BANK, EXIM BANK, BANK OF AFRIKA, oo ay wadahsaqayn dhaw lahaayeen Baananka Somaliland ee Dahabshiil iyo Salaama ayaa hakiyey wadashaqayntii ay la lahaayeen, kadib markii… Read more »

Gudoomiye Cirro Oo Iscasilaadiisi ka dib Madaxweynaha La Kulmay

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta Madaxtooyada ku qaabiley Gudoomiyihii hore ee golaha wakiilada ahna gudoomiyaha xisbiga Waddani oo maanta si rasmi ah iga casilay… Read more »

Xoghayaha Maaliyada Xisbiga Waddani Oo Booqday Dadka Bukaan Jiifka Ah Ee Cusbitaalka Laascaanood Iyo Deeqo Uu Gaadhsiiyey

Laascaanood, August 2, 2017 (Waaheen) – Xoghayaha Maaliyada Xisbiga Waddani Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa booqday dadka bukaan jiifka ah ee cusbitaalka magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kaas oo u kuurgalay… Read more »

Madaxweyne Siilaanyo oo xilkii ka qaaday Hanti-dhawrihii Guud ee Qaranka

Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne Siilaanyo ayaa xilkii ka qaaday hanta-dharihii Guud ee Qaranka Maxamuud Dheere, waxaana ku meel gaadh ahaan u sii hayn doona ku-xigeenkiisa. WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed… Read more »

Somaliland 27 Sano Oo Ay Jirtay, Waxa Sadexdii Sano Ee U Dambeeyey Xukuumadu Albaabada U Laabtay 9 Hay’adood Oo Warbaahinta Ka Mid Ah

By. Axmed Cali Cige  Somaliland waxay beesha caalamka tusaysay madaxbanaani 27-kii sano ee u dambeeyey, iyadoo samaysatay hanaan dawladeed, dastuur iyo qawaaniin u gaar ah oo lagu hago dalka. Somaliland… Read more »

Musharaxa WADANI oo si rasmi ah uga Tagay Guddoomiyanimadii Golaha Wakiiladda Somaliland

Hargeysa(Waaheen) Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa saaka si rasmi ah uga dagay xilkii guddoomiyaha Golaha Wakiiladda oo uu hayey muddo dhan 12 sano. 70 Xildhibaan oo… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.