Daily Archives: 3:00 pm

Maxan Ku Doortay Musharaxa Xisbiga Kulmiye Muse ? 

Iyadoo mar walba ay taariikhdu tahay markhaatiga ugu wayn ee doodaha ayaa waxad ogtihiin in #Muuse taariikhiyan ahaa qof naftiisa usoo huray #Somaliland wakhti badana galiyay sidii ay cagaheeda ugu istaagi lahayd, Haday tahay… Read more »

Xildhibaan Mahadi H Sharif Mahamed oo ka tirsan golaha deegaanka magaalada Manchester Oo Hargeisa Soo gaadhay

XILDHMAAN Mahadi H Sharif Mahamed oo ka tirsan golaha deegaanka magaalada Manchester ee cariga ingiriiska, ayaa maanta kasoo dagay gaggidda dayuuradaha ee Cigaal international airport, isagoo halkaasna ay ku qaabileen… Read more »

Hannaankii wax lagu dooran jiray ma hayno

“Hannaankii wax lagu dooran jiray ma hayno, duruufaha jiraana ma suurto galinayaan doorasho xor iyo xalaal ah”  Dr Maxamed -Culimo Dimuqraadiyadda Somaliland haatan waa qaan-gaadh marka laga soo bilaabo 31kii… Read more »

Faa’iidada Ay Qaranka U Leedahay Wakaalada Xabkaha Iyo Faleemka Somaliland

Faa’iidada Ay Qaranka U Leedahay Wakaalada Xabkaha Iyo Faleemka Somaliland Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamuud siilanyo, waxaa uu dhowaan magcaabay Wakaalada Xabkaha Iyo Faleemka Somaliland, taasoo ah wakaalada madax banaan… Read more »

Dowladda iiraan oo ku guulaysatay tijaabada gantaal nooca satellitka

Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in ay ku guulaysatay tijaabada gantaala awood u leh in uu hawada u xanbaaro satellitka ,maalma uun ka dib markii ay Maraykanka ay Iiraan ku soo… Read more »

Cilmi-baadhayaashii Nigeria oo kala bar la dilay

Ugu yaraan shan xubnood oo ka mid ah kooxdii waqooyi bari Nigeria ka baaraysay shidaalka ee ay Talaadadii weerrarka gaadmada ah ku soo qaadeen maleeshiyaad looga shakisan yahay inay ka… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.