----
25.8 C
New York
Sunday, May 20, 2018

Daily Archives: Julaay 26, 2017

Madaxweyne Siilaanyo Oo Laba Wasiiru-dawle Magacaabay

Hargeisa(Waaheen) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4933/072017 uu ku magacaabay laba wasiiru-dawle. MADAXWEYNUHU: Markuu Arkay: Qodobka...

Iiiran: Gabadh Wariye ah oo ka soo dhex muuqatay Sawiro Diinta Lid ku...

Gabadh ka mid ah wariyayaasha ka howlgala dalka TV-ga qaran Iraan oo lagu magacaabo Azadeh Namdari ayaa waxa si kulul loogu canbaareeyay baraha bulshada...

UK oo 2040-ka laga mamnuucayo gawaadhida cusub ee ku shaqeeya shidaalka

Dowladda Britain ayaa lagu wadaa in ay ku dhawaaqdo qorshe dalka looga mamnuucayo gawaarida cusub ee ku shaqeeya baasiinka iyo naaftada laga billaabo sanadka...

Senate-ka Mareykanka oo ka doodaya laalidda adeegga caafimaadka Obamacare

Senate-ka Mareykanka ayaa u codeeyay in la bilaabo dood ku saabsan qodob sharciyeed cusub oo ah adeeg caafimaad oo uu soo gudbiyay xisbiga Jamhuuriga. Arrintan...

Shirkadda Adobe oo khadka ka saaraysa barnaamijka Flash Player

Sida ay shaacisay shirkadda Adobe Systems , waxaa la qorsheynayaa in qadka laga saaro barnaamijka muuqaalada lagu daawado ee Flash Player marka la gaaro...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS