----
29.5 C
New York
Friday, May 25, 2018

Daily Archives: Julaay 25, 2017

Daawo: Gabay Baaq Nabadayn ah oo ku Socda Beelaha Bariga Somaliland

Gabagan Waxa Hal abuuray Mustafe Maxamuud Cabdi waxaanu ugu talo galay inuu ku nabadeeyo Colaada ka dhex taagan Beelaha bariga Somaliland. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=zpkze3M3Bzg]  

Somaliland: ‘Loollan iyo Qabyaalad?Faallo. SCC (Kalshaale)

Dawladnimada ku dhisan Nidaamka Asxaabta badan ee tartamayaa, wuxuu daawo ka yahay cidhib-xumada ka dhalata xukunka keli-taliska ah, hogaaminta u xidhan Koox khaasa oo...

Maraykanka oo awooda sii xoogaysanaysa ee Alshabaab ku Eedeeyey Ciidamadda Afrika ee AMISOM

Wargeyska Long War Journal oo daabacay warbixintan oo sheegaysa Shabaab inay haystaan deegaano badan oo dhaca Koonfurta Somaliya Washinton (Waahen) – Dowladda Mareykanka ayaa ka...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xilka Qaadis iyo Magacaabis Samaayey

Wuxuu Bedelay Wasiirkii Xidhiidhka Golayaasha, waxaanu Magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Wada-hadallada Somaliland iyo Somaliya Hargeisa (Waaheen)Magacaaabista labada Masuul iyo Xilka qaadista Wasiirka ayaa lagu...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS