Daily Archives: 8:30 am

Baadigoobka loogu jiro in daawo loo helo Aidska oo rajo cusub yeelatay

Daawooyinka cusub ee difaaca jirka ka caawin kara in ay ka hor tagaan kansarka ayaa waxay noqdeen kuwa aad loogu farxay raja wayna abuuray. Seynisyahano kullanka laba maalmood ah ku… Read more »

Mayarka Borama Oo Xabsiga Dhigay Qaar Ka Mid Ah Gaacsatada Jaadka Kadib Markii Ay Diideen Canshuuro dheeraad ah Oo Lagu Kordhiyay

Ciidamada Booliska ee Boorama ayaa manta xabsiga u taxaabay qaar ka mid ah ganacsatada qaadka ee magaalada Boorama, sidana waxa warbaahinta u xaqiijiyay mid ka mid ah ganacsatadan Jaadka ee… Read more »

Danbiyadda lagu kala galo Telefoonada oo sii badanaya iyo caqabada go’aankan

Hargeysa(Waaheen) Xafiiska Xeer ilaalinta Guud ee qaranka ayaa gabi ahaanba joojisay inay fuliyaan cabashooyinkii dadweynaha ee ay xeer ilaalintu wax kaga qaban jirtay Danbiyadda lagu kala galo Telefoonada, kuwaas oo… Read more »

Madaxweyne-xigeenka Somaliland oo safar gaar ah oo aan xog laga hayn ku tagay Dubai

Wuxuu weydaartay Madaxweyne Siilaanyo soo Laabashadiisii Dubai(Waaheen) Madaxweyne-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici, ayaa maalintii Jimcihii ka dhoofay madaarka Hargeysa, isagoo gaadhay magaaladda DUBAI ee dalka isu taga imaaraadka carabta,… Read more »

Axmed Ismaaciil Samatar oo ka digay halista Doorashada, Adeegyada bulshada ee Liita iyo Heshiiska Madaarka Berbera

“Qiimaha Dekedda Berbera lagu Kireeyey waa inta ilmaha yar ee Baalashlaha ah Baqshiishka loo siiyo” Proff: Samatar Hargeysa(Waaheen) Proff: Axmed Ismaaciil Samatar oo ayaa ka dayriyey qiimaha labada Milyan ee… Read more »

Cali Khaliif Galaydh oo Heshiis la galay maleeshiyaadka Buuhoodle

Buuhoodle(Waaheen) Cali Khaliif Galaydh ayaa soo af-jaray khilaaf u dhaxeeyey isaga iyo maleeshiyooyin Buuhoodle goolaaftan ka waday muddooyinkii u danbeeyey. cutubyo ka tirsan maleeshiyaadkaasi ayaa salaan sharaf ku siiyey duleedka… Read more »

Erdogan oo geesinimo weerar ugu qaaday Yahuuda kadib wixii ka dhacay Al-Aqsa

Erdogan (Waaheen) – Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ku eedeeyey maamulka Israel inuu awood xad dhaafa u adeegsaday isku dhaca dhex maray ciidamada nabadgelyada iyo Falastiiniyta u mudaharaadayey Xaramka… Read more »

Wasiir Cukuse oo si rasmi ah ugu dhawaaqay in Sucuudigu furay Dhoofka Xoolaha

Hargeysa(Waaheen) Wasiirka Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Soomaaliland C/llaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa shalay sheegay in Sucuudigu xayiraadii ka qaaday xoolaha Soomaalidda oo muddo xayirnaa. Wasiir Cukuse waxaa kale oo uu sheegay… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.