Daily Archives: 8:57 am

DANJIRAHA INGIRIISKA OO BOOQDAY XARUNTA DHAQANKA EEHARGEYSA OO LAGU QABTAY BANDHIGA CAALAMIGA AH EE BUUGAAGTA

Somaliland 22nd July 2017: Danjiraha Ingiriiska David Concar oo galabta ka hadlay xarunta dhaqanka ee Hargeisa International book fair, xaflad loogu dabaal dagayo dhaqanka somalida, hidaha iyo fikradaha. Danjire Concar ayaa sheegay… Read more »

Daawo: Wasiirku xigeenka Dhaqan iyo Dalxiiska Oo Ceerigaabo lagu soo dhaweeyey

Xisbiga Kulmiye Oo Degmooyinka Cusub u bagacaabay Masuuliin Cusub

Ku: Xubnaha Maamulka Degmooyinka Cadaadlay ee Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga KULMIYE OG: Gudomiyaha xisbiga KULMIYE = Hargiesa = OG: Xoghayaha guud ee xisbiga KULMIYE = Hargiesa = OG: Guddida Fulinta… Read more »

Ruushka oo sheegay inuu la heshiiyay qaar ka mid ah fallaagada Suuriya

Dowladda Ruushka ayaa sheegtay inay la saxiixatay heshiis falaagada Suuriya, kaasi oo la xiriira qorhse lagu soo afjarayo colaada ka taagan bariga Ghouta oo ka mid ah goobaha ay ku… Read more »

Maxaabiis Itoobiya ay soo daysay oo Muqdisho gaadhay

Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu tahay 114 lagana soo daayay jeelal ku yaal dalka Itoobiya ayaa caawa maqribkii laga dejiyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.