----
25.8 C
New York
Sunday, May 20, 2018

Daily Archives: Julaay 20, 2017

Murrashaxa KULMIYE oo Qaatay Kaadhkiisa Cod-bixinta

Hargeysa (Waaheen)- Guddoomiyaha xisbul-xaakimka KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah uga qaatay kaadhkiisa codbixinta doorashooyinka xarunta hay’adda...

Laba Xeer oo ay ansixiyeen golaha Wasiirada Somaliland

Kulankii Golaha wasiiradu khamiista ku yeelan jireen qasriga madaxtooyada Somaliland oo tirsigiga kalfadhigiisu ahaa 222aad maanta oo ay taariikhdu tahay 20.07.2017   oo uu shir gudoominayey...

Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabay laba Degmo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xeer Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4911/072017 oo uu soo saaray maanta uu ku magacaabay laba degmo.   Madaxweynuhu:   Markuu Arkay:                     Qodobka 90aad...

Gudoomye Cirro Oo Ku Hanjabay Inay Fal-Celin Doonaan Cadadiska Xukuumadu Ku Hayso Xisbiga Waddani

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=GmomplT0HgY]

Xisbiga WADDANI oo Xaflad Ku Qaabilay Siyaasiyiin Ruug-cadaaya iyo Haldoorka Reer Hargeysa oo Ku...

Hargeysa(Waaheen):- Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI uu ku soo dhaweynaayey siyaasiyiin miisaan culus ku leh...

DAAWO: Guddoomiye Cirro oo Baaq Nabaddeed u Diray Beelaha Ku Diriray Ceel-afweyn

Hargeysa(Waaheen):-Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa waxa uu caawa fiidkii si deg-dag ah uu baaq nabaddeed ugu direy laba...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS