Daily Archives: 7:50 pm

Murashaxa Xisbiga WADDANI Iyo Masuuliyiin Kale Oo Siweyn Hargaysa Ugu Soo Dhaweeyay Siyaasiga Caanka Ah Ee Maxamed Biixi Yoonis

Murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ay wehelinayaan Masuuliyiin kala duwan oo Xisbiga WADDANI ka tirsan ayaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargaysa siweyn ugu soo dhaweeyay Siyaasiga Miisaanka… Read more »

Ciidanka Dab-demiska  Qaranka oo Loo Bilaabay Tababar ku saabsan Xumbada lagula Dagaalamo Dabka [ Foam].

Hargeysa (Waaheen) Ciidanka Dab-demiska  Qaranka Somaliland Gaar ahaan Magaalooyinka Hargeysa, Wajaale Iyo Burco ayaa waxaa Loo Bilaabay Tababar ku saabsan Fuumta ama Xumbada lagula Dagaalamo Dabka[Foam] kaasi oo socon doona… Read more »

Maxamed Biixi Yoonis oo Hargeysa u imanaya Xaflad Xisbiga WADANI u qabanayo Taageerayaal ku biiraya Toddobaadkan

Addis ababa(Waaheen) Wefti uu hogaaminayo Maxamed Biixi Yonis oo uu ka mid yahay C/xakiin X Siciid iyo xubno kale oo Wadani ah ayaa Berri Hargeysa u imanaya xaflad Xisbigu u… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.