----
27.7 C
New York
Monday, Juun 25, 2018

Daily Archives: Julaay 18, 2017

Maxamed Biixi Yoonis oo Hargeysa u imanaya Xaflad Xisbiga WADANI u qabanayo Taageerayaal ku...

Addis ababa(Waaheen) Wefti uu hogaaminayo Maxamed Biixi Yonis oo uu ka mid yahay C/xakiin X Siciid iyo xubno kale oo Wadani ah ayaa Berri...

Safiirka Denmarka ee Kenya iyo Somaliya oo Somaliland u yimi Geedi-socodka Doorashooyinka iyo Sanduuqa...

“Dalka Denmark Waa Dal Ay Somaliland Saaxiib Yihiin, Waxana Uu Ka Mid Yahay Wadamada Somaliland Ka Taageera Horumarka Iyo Dumuquraadiyada.” Wasiirka Madaxtooyada JSL Berbera (Waaheen)...

Madaxweyne Siilaanyo, Marwada koowaad iyo wasiirka Madaxtooyadda oo qaatay kaadhka-codaynta Doorashooyinka

“Waxaanu U Aragnaa In Xisbiyada Qaranka, Xukuumadda Iyo Ummadda Oo Dhammi Ay U Guntado In Doorashada Aynu Ku Tartano Jawi Caafimaad Qaba Oo Walaalnimo...

Ciidamada Booliska oo xidhay Saraakiil iyo Taageerayaal Ka Tirsan WADDANI

Berbera(Waaheen):-Ciidamada Booliska ee goballadaTogdheer iyo Saaxil, ayaa xalay illaa saaka xabsiga u taxaabay saraakiil sare sare iyo weli ba taageerayaal ka tirsan xisbiga mucaaradka...

Somaliland: Dhoofkii Xoolaha Oo la furay

Hargeysa(Waaheen)-Dawladda Somaliland, ayaa sheegtay in  Dhoofkii Xoolaha ee Sucuudigu xayiray dib loo furay, maalmihii dambeeyeyna uu durba isbedelay Suuqii Iibka Xoolaha ee Bandowga ahaa...

Xildhibaan Xamse Gaadoweyne oo geeriyooday

Marxuum Xamse Gaadoweyne wuxuu kamid ahaa Ruug-cadaadigii Golaha Wakiillada Somaliland… Hargeysa(Waaheen)-Waxa shalay Magaalada Hargeysa ku geeriyooday alle ha u naxariistee, Xildhibaan Xamse Maxamed Gaadoweyne oo...
- Advertisement -


MOST POPULAR

HOT NEWS