Daily Archives: 1:21 pm

Aasaaskii Laanta Afsoomaaliga Ee BBC W/Q: Cali Cabdi Coomay

  Bilaabidii Idaacadda 18/7/1957-kii ayaa ahayd markii la furay BBC-da, ka dib waxa ay codsi rasmi ah u soo qoratay Radhyow Hargaysa oo ka da’weynayd lana furay sannadkii 1941-kii, iyada… Read more »

Fadhiyadii Golaha Wakiilada Oo Kooram La,aan U Qabsoomi La Iyo Dhaliilaha Dul Hoganaya Shir Gudoonka

Hareysa(Waaheen):-Mudanayaasha golaha wakiiladda somaliland iyo shir gudoonkooda ayaa ku guul daraystay sadexdii todobaad ee u dambeeyey inuu sii socda kal fadhiga 34aad ee golahaasi. Inta badan mudanayaasha golaha wakiilada iyo… Read more »

Nuxurka Kulan Dhex Maray Wasiir Ku Xigeenka Hawlaha Guud Iyo Madaxda Geeska Afrika Ee Hay’adda ILO+Sawiro

Hargeysa(Waaheen):-Wasiir ku xigeenka hawlaha guud iyo guryeynta somaliland Liibaan Yuusuf Cismaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxda ugu saraysa hay’adda ILO. Wasiir ku xigeenka hawlaha guud ayaa waxa kulankan ku… Read more »

  MUUSE BIIXI WA (VLADMIR BUTIN) KI SOMALIALND            

Vladimir Vladimirovich Putin wuxu dhashay 7di bishi 10aad sanadi 1952  wuxuuna ku dhashay  Magaaladi Caanka ahayd ee Leningrad Wuxuuna ahaa Kan ugu yar caruurta uu dhalay Vladimirovich Putin Waxbarashada asaasiga… Read more »

Daawo: komishanka Doorashooyinka oo Ku dhawaaqay ina Burco laga Bilaabay qaadasa Kaadhka

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.